Patient Education Bartaan Si Ay U Naasnuujiyaan | Page 7

Ilmahaygu Ma Helaa Caano ku Filan? Si aad u fahamtid inta ilmahaagu u baahan yahay inuu quuto, waxa gargaar leh inaad taqaanid sida ay caloosha ilmahaagu u yar tahay wakhtiga dhalashada iyo sida ay u korto inta lagu jiro dhawrka todobaad ee nolosha ugu horeeya. Cabbirka Caloosha ee Ilmaha Dhawaan Dhashay Tusmada soo socota waxay ku tusaysaa inta ilmuhu uu caanaha naaska ka qaadan karo halkii quudin. Maalinta 1 1–1.4 qaaddada shaaha 5–7 mililitir Maalinta 3 .75–1 wiqiyadood 22–27 mililitir Ka dib 1 bil: 2.5–5 wiqiyadood, 80–150 mililitir. 7 Maalmaha 5-7 1.5–2 wiqiyadood 45–60 mililitir