Patient Education Bartaan Si Ay U Naasnuujiyaan | Page 18

nuujinaysid, ka dhig qaddaro aad u yaryar. Waa in aanad naaska siin qiyaastii 2 saacadood ka dib cabbitaan aalkolo oo kasta oo aad qaadatay. • KellyMom www.kellymom.com Kafeyn • Stanford Breastfeeding Videos (Fiidowyada Naas-nuujinta): Hand Expression of Breastmilk and Maximizing Milk Production http://newborns.stanford.edu/ Breastfeeding • La Leche League USA www.lllusa.org Daraasado ayaa muujiyay in kafeyntu u gudubto caanaha naaska iyada oo ah qaddaro yaryar. Badi ilmaha yaryar ee la naas-nuujiyo wax dhib ah kuma qabaan marka hooyooyinkood cabbaan sharaab leh kafeyn oo ah qaddaro yaryar. Haddii ilmahaagu aanuu xasiloonayn ama ay dhib ku tahay inuu seexdo, waa inaad iska yareysid cabbitaanka kafeynta. • Twins/Multiples Resource (Mataano) www.twinslist.org • Women’s Health (Caafimaadka Haweenka) www.womenshealth.gov/ breastfeeding Adeegyada • Working and Breastfeeding (Shaqada iyo Naas-nuujinta) www.workandpump.com Baro Internet • World Health Organization (Hay’adda Caafimaadka Adduunka) www.who.int/en Dhawr baro internet oo gargaar leh waxa ka mid ah: Barnaamijyo Teleefon • American Academy of Pediatrics (Akadhamiyada Dhakhaatiirta Caruurta) www.aap.org • Breastfeeding after Breast and Nipple Surgeries (Naas-nuujinta ka Dib Qalliinka Naaska iyo Ibta) www.bfar.org • Ambiance • Baby Nursing (Naas-nuujinta Ilmaha) • Breastfeeding Management 2 (Maareynta Naas-nuujinta) • Breast Feeding Inc. (Quudinta Naaska) www.breastfeedinginc.ca • Breastfeeding Solutions (Xalalka Naasnuujinta) • Centers for Disease Control (Xarumaha Xakameynta Cudurada) www.cdc.gov • iBaby Feed Timer (Wakhtiyada Quudinta Ilmaha) • Dr. Jen 4 Kids www.drjen4kids.com • iBreastfeed (Waan Naas-nuujiyaa) • LactMed • Dr. William Sears www.askdrsears.com • International Lactation Consultant Association (Ururka Latalisooyinka Naas-nuujinta) www.ilca.org • Milk Maid • MommyMeds • The Nursing Log (Diiwaanka Naasnuujinta) 18