Patient Education Bartaan Si Ay U Naasnuujiyaan | Page 19

Akhriska Lagu Taliyay • The Ultimate Breastfeeding Book of Answers (Buugga Jawaabaha Su’aalaha ku Saabsan Naas-nuujinta) ee Jack Newman, MD, iyo Teresa Pitman • The Baby Book (Buugga Ilmaha) ee William Sears, MD, iyo Martha Sears, RN • The Womanly Art of Breastfeeding (Farsamada Hooyo ee Naas-nuujinta) La Leche League International • Bestfeeding: How to Breastfeed Your Baby (Naas-nuujinta: Sida Loo Naasnuujiyo Ilmahaaga) ee Suzanne Arms, Chloe Fisher, iyo Mary Renfrew Taageero • The Breastfeeding Book (Buugga Naasnuujinta) ee William Sears, MD, iyo Martha Sears, RN Haddii aad jeceshahay inaad hooyooyinka kale ee naas-nuujiya la wadaagtid oo kala beddelataan fikrado, waxa jira kooxo taageero iyo kooxo kale oo ah baraha bulshada oo haween badan ka helaan gargaar. La hadal saaxiibo ama xubno qoys oo laga yaabo inay awoodaan inay kugula taliyaan kooxo. • Breastfeeding Made Simple (Naasnuujinta oo la Fududeeyay) ee Nancy Mohrbacher iyo Kathleen KendallTackett • The Fussy Baby Book (Buugga Ilmaha Aan Xasilin) ee William Sears, MD, iyo Martha Sears, RN Haddii aad u baahan tahay talo khabiir oo intaa dhaafsan, wac Mount Carmel Outpatient Breastfeeding Center & Helpline (Khadka Gargaarka Naas-nuujinta ee Mount Carmel ) oo ah 614-234-MILK (6455). • Mothering Multiples: Breastfeeding and Caring for Twins or More! (Hooyo u Ahaanta Ilmo Dhawr ah: Naas-nuujinta iyo Daryeelista Mataano ama ka Badan) ee Karen Kerkhoff Gromada • Mothering Your Nursing Toddler (Hooyo u Ahaanta Socod-baradkaaga Naaska Jaqa) ee Norma Jane Bumgarner • The Nursing Mother’s Companion (Gargaaraha Hooyada Naas-nuujisa) ee Kathleen Huggins • The Premature Baby Book (Buugga Ilmaha Dhicis ah) ee William Sears, MD, Robert Sears, MD, James Sears, MD, iyo Martha Sears, RN 19