Buugaag waxtar u ah
horumarkaaga qofeed
“56-da xeer ee Hoggaamintu” waa buug
cusub oo uu soo saaray Dr. Cabdiraxmaan
Axmed Nuur (Sulub) oo ah xeel-dheere culuunta hoggaaminta.
Buugga “Himiladaada Hano” waa buug
cilmiyeed jihaynaya qofka si uu u arko,
u qorsheeyo, una gaaro himilooyinkiisa.
Dr. Sulub wuxuu soo bandhigayaa xeerar
mudan in lagu dhego, kuwo mudan in la
iska tuuro iyo kuwo ay tahay in la isu dheellitiro.
Qoraaga buuggu waa aqoonyahan
muddo dheer la-taliye iyo hage u
ahaa dad badan oo mustaqbalkooda
dhisaya.
Waxaad ka dalban kartaa:
Waxaad ka dalban kartaa:
e. [email protected]
w. www.drsulub.com
e. [email protected]
w. www.himilo.us
36
www.buuh.net