DHAMBAAL | Page 37

“Waxaa la gaari doonaa seben qofku aanu u aabbo yeelin meelaha dakhligu ka soo galo” Saxiixul Bukhaari Ma hubtaa meelaha dakhligu kaa soo galo! Marka aad akhridid buugga ‘Bangiyada Islaamka’ waa hubaal in aad, adigoon cabsi ka qabin in aad ku dhacdo xaaraan, awood u yeelan doontid in aad samaysid maalgashi xalaal ah. Buugga ‘Bangiyada Islaamku’ waa buug ku siinaya khariidad dhammays ѥɅ