DHAMBAAL | Page 29

Wax kasta oo ku gaarsiin kara hammigaaga, himilooyinkaaga iyo hiraalkaaga. Waxaan kaa caawin karnaa sidaad u arki lahayd meel fog oo tartamayaasha badidoodu aysan weli arkin - suuq dihin. Waxaan kaa caawin karnaa sidaad ku gaari lahayd suuqaas, sidaad ku hanan lahayd iyo sidaad ku ilaashan lahayd intaba. Buuh Consulting waa shirkad aqoon, cilmibaaris iyo la-talin. Dhinaca aqoonta, Buuh, waxay tababbaro heer ka