89% hoggaamiyayaasha
Soomaalidu, nooc ay yihiinba, way fashilmaan.
Adigu, ma mudnid in aad fashilantid!
Waxaa hubaal ah in
haddaad akhridid, fahantid,
ka dibna aad weelaysid xikmadaha iyo aqoonta buugga ‘Hoggaamiye’ xambaarsanyahay aad, idanka
Eebbe, ka badbaadaysid
fashil, noqonaysidna hoggaamiye la mahadiyey.
Ka dalbo:
t. 44 (0) 7838236171
e. [email protected]
w. www.buuh.net
Hoggaamiye, waa buug
cilmiyeed tallaabo-tallaabo
kuu tusaya sidaad u noqon
lahayd hoggaamiye isbeddel horseeda.
B
Publications