badan aawadood, oo dusha ka fiirsanayay xumaanta
hoggaamiyuhu samaynayey
(bystanders); dad xumaanta si
buuxda uga qayb-qaatay (evil
doers); iyo kuwo ku qanacsan
kalsooni buuxdana ku qaba
xumaanta (acolytes). Meesha
kooxda ugu horaysa, in kastoo
aysan xumaanta raali ka ahayn,
haddana ujeeddada ugu weyni
ay ahayd dano dhaqaale ama
siyaasadeed; kooxda labaad ay
ku raaxaysanayeen xumaanta
ay samaynayaan; kooxda saddexaad waxay ahaayeen kuwo
cabsan barnaamijka siyaasadeed iyo ahdaafta hoggaamiyaha.
Fulmer iyo Conger (2004)
daraasado dhowr ah oo ay ku
sameeyeen asbaabihii gundhigga u ahaa dhibaatooyinkii
hoggaamineed ee ku dhacay
‘Bank of America’, waxay
s