DHAMBAAL | Page 16

“In this century, haysto, sida laga fahmayo nothing will matter more oraahda Larry Summers, than the education of future madaxii Jaamacadda leaders and the development of Harvard, mustaqbalka ummadeed, maanta, new ideas” waxaa lagu lamLarry Summers, President of Hardvard University M eesha, waqti dhow ka hor, sumcadda waddan lagu lammaanayn jirey tirada gantaalaha iyo madaxyada nukliyeerka ah ee waddankaasi 16 maaneeyaa tirada iyo tayada hoggaamiyayaasha ummaddaasi soo saarto iyo heerka hal-abuur iyo ikhtiraac ee sharikaadkooda iyo aqoon yahannadooda. Ummaddii soo saarta hoggaamiyayaal iyo kaadir tayo leh, saami fiican ayay ku yeelan doontaa mustaqbalka, ummaddii ku guul daraysatana meel ugama bannaana adduunka, mana eedayn doonaan naftooda mooyee cid kale. Oraahda Larry iyo kuwa la midka ahi waxay keeneen in si weyn loogu baraarugo ahmiyadda ay leedahay iyo baahida loo qabo fahanka hoggaaminta. Niyad jab iyo kalsooni xumo lagala kulmay hoggaamiyahaasha sharikaadka waaweyn, hey’adaha dawliga ah iyo kuwa aan dawliga ahayn iyo siyaasiyiinta, siiba xilligii jaahwareerka dhaqaale ee adduunka, ayaa sidoo kale saldhig u ahayd in lagu baraarugo arrintaas. www.buuh.net