DHAMBAAL | Page 15
Dad ka yar 1% ayaa heli
kara fikrad ganacsi oo
taabbaggal noqota.
Ma ka mid tahay dadkaas yar?
Waa hubaal haddii aad
akhridid, fahantid, ka dibna
hirgelisid fikradaha buuuggaani xambaarsan yahay in
aad awood u yeelan doontid
in aad hesho fikrado ganacsi
oo taabbagal noqda.
Furaha Ganacsigu waa buug
ku salaysan cilmibaaris socotya muddo dheer, aqoon
iyo waaya’aragnimo. Waa
buug heer kasta oo aad kaga
jirto ganasiga kugu kordhinaya aqoon, ganacsigaagana ka dhigaya mid ka dhex
muuqda sayladaha ganacsiga.
Ka dalbo:
t. 44 (0) 7838236171
e. [email protected]
w. www.buuh.net
B
Publications
www.buuh.net
15