Patient Education Bartaan Si Ay U Naasnuujiyaan | Page 9

Waa in ilmahaagu yeesho xafaayaddo qoyan iyo kuwo xaar leh inta lagu jiro todobaadka 1aad. Da’da Ilmaha Xafaayado Qoyan Xafaayado Xaar Leh 1 Maalin Jira 2 Maalmood Jira 3 Maalmood Jira 4 Maalmood Jira 5 Maalmood Jira 6 Maalmood Jira 7 Maalmood Jira Wac Khadka Gargaarka Naas-nuujinta oo ah 614-234-MILK (6455) ama dhakhtarka ilmahaaga: • Haddii ilmahaagu aanuu lahayn xafaayado qoyan ama xaar leh oo ku filan (fiiri shaxanka sare). • Haddii ilmahaagu leeyahay af qallalan. • Haddii ilmahaagu aanuu toosin si uu quud u qaato ugu yaraan 8 jeer gudaha 24 saac.  Waxa kale oo laga yaabaa inaad gargaar ka heshid inaad wax ku qortid xusuus-qor sida ka ku yaalaa bogaga soo socda. 9