La Gran América Newspaper Vol2,N1, Sep,2010 | Page 7

visite nuestra página web www.lagranamerica.com Septiembre 01, 2010 7 Qiimaha qamadiga oo kordhay Ruushka oo ah waddanka ugu wayn ee soo saara qamadiga ayaa ka digay in miraha ka soo baxa beeraha sanadkan uu hoos u dhici doono saddex meelood meel sababtoo ah malaayiin hectarooo beero ah ayaa waxaa saameeyay dab iyo roob laaan. Raiisal wasaaraha Ruushka Vladimir Putin, ayaa sheegay in waddankiisa uu soo saari karo oo kaliya 60 million oo tan oo qamadi ah sanadkan, halka uu sanadkii hore ka soo saaray 100 million oo tan oo qamadi ah. Dabka wuxuu baabi’iyay dhul beereed badan Ruushka ayaa mamnuucday dhoofinta qamadiga laga bilaabo bishan ilaa bisha December. Qiimihii qamadiga aduunkana aad ayuu u kordhay. Maxay Gudida Ganacsigu Ii Tahat Aniga? Shidaal laga raadinayo Harada Tanganyika Afartan iyo lix milyan oo dollar heshiis ah ayay kala saxiixdeen dowladda Tanzania iyo shirkad shidaalka ee Australiya, Beach Energy, si looga raadiyo shidaal saliid iyo Gaas dhinaca koonfureed ee harada Tanganyika. Lacagta ayaa loo isticmaali doonaa in lagu raadiyo shidaalka, laguna dhiso kaabayaasha dhaqaalaha ee gobolka. Wasiirka Tanzania ee Macdanta iyo Shidaalka,William Ngeleja ayaa sheegay in gobolka aan wali laga baarin shidaal uuna heshiiska yahay maalgalin muhiim u ah Tanzania. Harta Tanganyika ayaa laga raadinayaa shidaal,waxayna martaa shan waddan Harta Tanganyika oo dherererkeedu yahay lix kun iyo afar boqol oo kilometer ayaa wuxuu maraa Tanzania, Brundi, Jamhuuriyada Dimoqraadiyada ee Congo iyo Zambiya. Harta Tanganyika ayaa leh biyaha labaad ugu qotada dheer adduunka. Harta Albert ee Uganda ayaa horay looga helay shidaal.  Waa su’aal la isweeydiiyo, marka laga hadli gudida dhaqaalah. Waa lagama maarmaan inaad ka mid tahay gudida dhaqaalah si dadban iyo si toos ahba. Dad badan ayaa calaamadeeystay inay akhriyaan qoraalkan si ay ooga fa’ideeystan. Waa xaq in la dhaho GUDIDAADU qiimo kuma “Joogo,” lakiin waay u “Qalmaan.” Maalin walba gudidu weey shaqeeyaan si aay ganacsigaaga hor u mar u gaadhsiiyaan. Xidhiidh la yeelo gudida ganacsiga ee willmar mid ka mid ah ama ka badan kuwaas oo hoos ku cad-Wax qabadka qoraalka, Hogaanka & Liiska, Wax Barashada, Nasiibka wada xiriika,Siyaasada/Dawladda/Mad- Ethiopia: waan ku noqon karnaa Soomaaliya Kala soco cayaaraha Premiership Laga billaabo Sabtida hadda soo socota ee taariikhdu ay tahay 14 August isbeddel ayaa ku dhici doona idaacadda 5-ta Galabnimo. Isbeddelka soo socda ee aan sheegi doono wuxuu u gaar yahay maalmaha Sabtida oo keliya. Idaacadda shanta Galabnimo hadda hawada soo gasha waxay soo hor mari doontaa saacad oo waxaan hawada soo geli doonnaa Afarta Galabnimo. Idaacaddu waxay markaa socon doontaa saddex saacadood oo xiriir ah. saacadda hore waxay u badnaan doon- taa hadba wixii war ah ee maalintaa jira. Labada saacadood ee kale waxay si toos ah u soo gudbin doonaan cayaar ka mid ah tartanka kubadda cagta ee Premiership. Sabtidan cayaarta ugu horreysa ee aan soo gudbin doonno waxay noqoneysaa cayaarta dhex mari doonta labada naadi ee Aston Villa iyo West Ham. Waxaan rajeynayaa in taageerayaasha cayaaruhu ay ka haqab beeli doonaan wararka la xiriira Tartanka Kubadda Cagta Ingiriiska. waxaa intaa dheer in ay uga qeyb qaadan karaan barta Facebook ee BBCSomaliga. Dhegeystayaasha Djibouti, Borame, Hargeysa, Burco, Boosaaso, Gaalkacyo, Wajeer, Garisa, Dhadhaab iyo Nairobi waxay nagu dhegeysan karaan mawjadda FM. Dhegeyatayaasha Muqdisho iyagana ma illoobi doonno. Raiisal Wasaaraha Ethiopia, Meles Zenawi, ayaa sheegay in sida keliya ee ciidankiisu ugu laaban karo Soomaaliya ay tahay, haddii ciidammada AMISOM khatar la geliyo. Shuruud kale ayuu ku xiray oo ah in markaa haddii ciidammada AMISOM ay codsadaan markaa ay ciidammada Ethiopia soo daad gureyn doonaan ciidankaas. Wuxuu ku tilmaamay in aanay taasi u ekeyn in ay dhici doonto. axda, Xayisiinta/Horuarinta ganacsiga, Faa’iido dheerad ah. Wax qabadka qoraalada Waxaa loogu tala galay labadii biloodba mar in la daabaco, siiba Talaadada 2aad & Ta 4aad,si lasula socod siiyo wax socda, dhaqdhaqaaqa, iyo jagooy inka had iyo jeer lagu magacaabo Madaxda Gudida. War bixinta Dadweeynah: Gudida ayaa qeeybisa war bix inta dadweeynah, si aay u qiimeeyan dadkeena.   Maabka Magaalada & Degmada: Gudida ayaa qoraal sameeysa ka dibna qeeybisa maabka Degmada Kandhiyoo hay dadweeneheeda iyo degmadaba.  War bixinta dadweeynah: Qoraalkan ayaa si cad u qeexaya habka a gaarka Baliyada Willmar ee ku saabsan Caafimaadka, Wax barashada, Koritaanka, Horumarka iyo kuwa kale. Ciidanka Ethiopia waxay hore u galeen koofurta iyo bartamaha Soomaaliya oo ay caasimaddu ku jirto. Dagaallo aan kala go’ lahayn ayaa ka dhacay waxaana ku dhintay dad badan ???^ZYZ ???^XH?[H??[?^HY?Y[????B?ZYZX?YH[?X???Y?X[[X^X^K??XY^?^[?ZH???XX[^XK?\?ZY???ZZ?^YY ??\?Y?HX\??XHXY^?HZXH]\XX]?[XYHHY?X[[X^\?^B??ZY[??H][?XK^XXH\?Y?HYZZ?[Y??HZ??YH][?XK???^XH^H??YH???XX[^XH?B?\?^H][?XHX?X??\??ZY[?^[??X[[?[?X?[??[HZ ???