La Gran América Newspaper Vol 3 N5 January, 2012 | Page 7

7 visite nuestra página web www.lagranamerica.com Enero 01, 2012 Britain oo ku howlan Soomaliya Britain waxay ay shir ku qabanaysaa magaalada london bisha Febraayo, kaasi oo la isugu keenayo dalalka ku lug leh ee geeska Afrika. Waxaana la filayaa in go’aamo muhiim ah laga gaaro shirkaasi, laga bilaabo gargaar bini’aadam ilaa howl galo miltari. Maqaal lagu soo daabacay wargayska the Indepent ee dalka Britain ayaa faalo ka qoray arrintaasi. Wargeyska the independent waxa maqaalkiisa ku bilaabay in go’aanka Raisul wasaaraha Britain ee ku sheegay in uu doonayo in uu wax ka qabto mushkilda soomaliya in dadka qaar ay u arkaan in uu yahay mid ka dhashay guulaha uu ka gaaray faragelinta uu ku sameeyey dallka Libya David Cameron waxa uu ka walaacsanyahay dalxiisayaasha iyo shaqaalaha gargaarka ee lagu weerayo soomaliya, sara u kaca weerarka burcad badeeda, iyo cabsida ah in waddamada Bariga Afrika ay noqdaan goobo lagu faafiyo fikradaha xagjirka ah iyo saameynta ay arrintaas ku yeelan karto da’yarta muslinka ah arrintaas oo u muuqato in ku sii badanayso Britain. Qodobdka ugu damnbeeyo ayuu wargeysku waxa uu ku tilmaamayaa in tahay arrin aad muhiim u ah iyadoo buu leeyaay madaxa laanta sierdoonka britain ee MI5 Jonathan Evans uu ka digay in Somalia noqn doonto meesha xigta ee hoyiga u noqn karta argigixisada ka dib Pakistan “Qatarta” Soomaaliya Waxa uuna sarkaalaka farta ku fiiqay dhaqdhaqaaqa kooxda shabaab oo la sheegay in ay xiriir la leedahay kooxda al- Qaacida. Kuwa doonaya in ay ka qeybqaataan jihaadaka ma nqon doonaan soomali oo keliya ayuuu sheegay sarkaalka waxa uuna intaasi raaciyey in ay sidoo kale ka iamaan karaan waddamada Yemen, Pakistan Bangladesh iyo waqooyiga afrika iyuo waliba dadka ka laabanaya Britain. Madaxa laanta sirdoonka waxa uu sheegay in ay jirto qatar muuqata oo ah in dadka ka soo laabanaya soomalia in ay weeraro ka geystaan caasimadaha Britain. Wargaysku waxa uu leeyahay David cameron waxa uu sidoo kale ka walaacsanyahay falalka burcad badeeda ee sii badanaya iyadoo la shegayo buu leeyahay in ay jiraan dad soomali ah qurba joog ah oo ku leh burcad badeeda kwaas oo xiriir la leh waddamada khaliijka.. Wargeyska the independent waxa uu sheegaya ain kullanka ka dhici doona london ay ka qeyb geli doonaan DKM ee Soomaaliya, waddamada deriska la ah soomaliya oo ku jiraan kenya iyo Uganda, hayadaha Gargaarka. Hasa yeeshe Eritrea oo lagu eedeynayo in ay xiriir la leedahay kooxda al-Shaabaab ayaanan laga soo qeyb gelinin. Waxa uu intaasi raacinayaa in aanay cadeyn heerka Soomaliland uga qeyb geli doonto kullanka Wargeysku waxa uu soo xiganayaa sarkaal Maraykan ah oo sheegaya in Maraykanka uu si xooggan u taageerayo kullanka ka dhici doona London iyadoo maryaknaka uu taageerada ugu badn siiyo howgalka nabad ilaalinta ee midowga africka ka wado soomaliya.waxa soo koobaya Maxamuud cali. Afrika oo ah suuqa labaad DINERO EN EFECTIVO ee Mobileka Por sus joyas de oro no deseadas o rotas 85 años de servicio confiable sólo en: Warbixin ay soo saartay ururka caalamiga ah ee isgaarsiintaee GSM waxay sheegaysaa in boqolkiiba 50 dadka afrikanka ah ay isticmalaan telefoonada gacanta lagu qaato ee Mobile-ka, balse waxay intaasi ku daraysaa in weli jirto fursad lagu sii kordhin karo tiradaasi. Waxay sheegaysaa warbixintu in dalka Nigeria oo ah waddanka ugu dadka badan qaarada africa ay kunool yihiin macamiisha ugu badan ee isticmaala mobilka halak dalka koonfur africa oo ah waddanka ugu hormarsan dhinmaca kaabayasha dhaqaalaha uu ku horeeya dhinaca qiimaha jaban ee adeega mobilka. Isticmaalka mobile-ka ee qaarada africa waxa lagu tilmaamay in uu yahay “technolojiyad si dhaqsa ah u horumartay” oo u sahashay macamiisha in ay dhinac maraan khadadka telefoonada ee guryaha la dhigta oo ah kuwa aanan la isku haleyn kerin. Mobilka waxaa loo arkaa aalad gacan ka geysan karto dhinaca horumarka isla markaasna loo adeegsan karo in lagu gudbiyo cabashooyinka. Tuslaale ahaan sannadkii tagay mobilka waxa uu gacan ka geystay cabasho ka dhan ahayd sicir cunnada oo ka dhacday dalka Muzambique halkaas oo laba jabaar dadka kunool isticmalaan telefoonka gacanta isla markaasn ay heli karaan koronto. Nin oday ah oo 20 sano lagu xukumay Thailand Nin reer Thailand ah ayaa lagu helay dambi ah in uu ku xadgudbay boqortooyada dalkaasi Nin fariinta gaaban ee Mobilka ???)????????????????????????????)?????????]??????????????????????)???????????Ž???????????)Q????????()9???????????????????????????)?????????????????M5M?????????????)?????????I?????]??????????????)??????Q?????????????Y????????)]??????????????????????)????????????????????? ???????)??????????????????????????????)??Ž??????????????)????????????????????????????)???????????????????????????)??????????????????Ž????)9????????????????????????????)Q????????????????????????????)?????????????????????????????????)?????????????????????????????????)???????????????????????????????????????????????() Q% ????????)?????????????()M?????????????????????????????)??????????()M??????????????????????????????????? Q% ????????????)???????????????????M??1??????????)????????????????????????????????)??????????)]????????????????????????)???????????????????????????????????????????????????????????????)??????????????????????????????)??????????????????????????????)?????????????????????????????????)??????????????????????????????????)????????????????????????????????????????????????????????????????????)M?????????????????????????)????????????????????????????????()?????????????????????????)???????????????????????????)????????????????????????%??????????????)????????????????????????????Ž???????????????????????????????????????!????-?????????????????)M??????1???????)????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????)????????? Q% ????M??????????????????????????????????????????)??????????????????????M????????????)????????????????????????????????????????????????????????????)???????????????)a?????????????????????)?????????????????????????????????????????????????????????????)??????????????????Ž????????????)??????????e??????????????????????)??????????????M????????)???????????????????)?????????????????????????????)????????????????????????????)???????????????????M??1??????????)????????M?????Q?????????????????????????????????????????e????)?????????????????????????????????????????????????????????????)??????????????????????????????)??????????????????????????????((0