DHAMBAAL | Page 38
Mustaqbalka naftaada, qoyskaaga,
shirkaddaada iyo shaqadaaduba waxay,
maanta, ku xiran yihiin heerka aqoontaada......
Saddexda buug ee Furaha Ganacsiga, Hoggaamiye
iyo Bangiyada Islaamku waa saddex buug oo, idanka
Eebbe, kuu fududaynaya sidaad u gaari lahayd
hammigaaga, himilooyinkaaga iyo hiraalkaaga.
Ka dalbo Buuh Publications:
t. 44 (0) 7838236171
e. [email protected]
w. www.buuh.net
38
www.buuh.net