Cash-based Interventions Transition to Egypt Post Office - FAQs (Somali) | Page 2

Ku-beddelka xafiiska boostada ee Masar Laga billaabo Luuliyo 7/2018, UNHCR waxey guddoonsiin doontaa Caawin lacageed dhammaan kuwa u qalma ee qaxootiga qaangaarka ah iyo kuwa magangelyo doonka ah iyadoo loo soo marin doono xafiiska boostada ee Masar. Ula jeedadad ay tahy in lagu wanaajiyo adeegyada. Kuwa Qaxootiga iyo Magangelyo doonka ah oo hadda qaata Cawwin lacageed oo bil kasta ah loona soo mariyo Makiinadda ATMka ee Bankiga Al-iskandariya waxey heli doonaan farriin qoraaleed Oo moobeelka ah Si laguugu sharraxo nidaamka cusub. Fadlan kala xiriir Karitaas lambarkooda haddii aad u baahato Faahfaahin dheeraad ah. Karitaska aleksandariya: 011 5189 0999 Karitas qaahira.madiinati nasar: 011 2988 0899, 012 8806 4703, 011 2988 0800 Wixii arima kala ah waxaad la xiriiri kartaa Khadka talefanka ee UNHCR Oo ah 02 2728 5699/ 02 2599 0800 . Goobta boosta ee kuugu dhow, booqo www.egyptpost.org.