PÅ SOMALISK Juni 2014 | Page 14

Imisaan bixinayaa? Carruurta da’doodu ka yar tahay 12 sano adeegyada caafimaadka kama bixiyaan qayb lacag ah oo ku soo aadeysa (egenandeler). Marka uu dhakhtar cilmi nafsi daaweynayo carruur iyo dhallinyaro da’doodu ka yar tahay 18 sano ma bixinayaan qayb lacag ah oo ku soo aadda. Warbixin dheeraada ka akhriso www.nav.no Ka eeg adeegyada caafimaadka iyo qaybaha kugu soo aadaya 14 15