Patient Education Bartaan Si Ay U Naasnuujiyaan | Page 13
Caabuqyada Naaska
(Mastitis)
Waxyeelo ah maqaarka sida dilaac, finan
biyo leh, ama dhiigid waa dhibaato. Waa
in ibta naaskaagu u eg tahay isku mid
ka hor iyo ka dib quudinta — aanuu
fidsanayn, laabnayn, ama tuujisnayn.
Bararka naasku (mastitis) waa caabuq ku
dhaca cadka naaska. Badanaa waxa keena
dhibaatooyin naas-nuujin sida buuxsanaan
naas oo daran, marin caano oo gufeysan,
ama ibta naaska oo dilaacday. Wac
dhakhtarkaaga haddii aad qabtid mid ka
mid ah astaamaha caabuqa:
Wac 614-234-MILK (6455) si aad
gargaar uga heshid la-taliso naasnuujin haddii aad qabtid:
• Xanuun siyaado ah oo daran
• Darar daran oo aan la xalin
• Xanuun socda dhammaan mudada
quudinta
• Qandho ama qadhqadhyo
• Xanuun kaar ah
• Xanuun ah wakhtiga u dhexeeya
quudinta
• Xanuun ah naaska ama ibta oo soo
kordhay
• Xanuun sii socda marka la dhaafo
labada todobaad ee ugu horeeya
• Casaan
Sii wad inaad toos u naas-nuujisid xiitaa
haddii aad qabtid astaamahaas. Caabuqu
waxa uu ku jiraa cadka naaska ee
wareegga, kuma jiro caanaha.
• Waxyeelo ah maqaarka — dilaacyo,
finan biyo leh, ama dhiigid
13